DEG DEG: Al-Shabaab oo mar kale la wareegtay degaanada Camaara & Bacaadweyne

Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday degaanada Bacaadweyne iyo Camaara ee gobolka Mudug, Kadib markii ay iskood uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya Goob joogayaal ayaa xaqiijiyey in Al-Shabaab ay gudaha u galeen degaanadan, iyadoo aysan dhicin wax dagaalo ah markii ay isaga tageen ciidamadii iskaashanayey. Al-Shabaab ayaa sidoo kale barahooda … Continue reading DEG DEG: Al-Shabaab oo mar kale la wareegtay degaanada Camaara & Bacaadweyne